Ciidamada Booliska Garka koonfur Galbeed Iyo Ciidamada Dowlada Dhexe ayaa waxa ay Howlagalo ay ka sameeyeen Deeganada Xoos yimada, Degamaad Qansax Dheere Ee Goblka Bay iyagoona ay Al Shabab Ay kala Kul meen Iska Caabin .
Gudoomi Ku xigeenka Dhanka siyaasada iyo Amaanka Cabdule Xasan saney ayaa ka hadley Deeganada Ay ciidamada ay Howlgala ay kasameeyeen .
Dhanka kale Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegey in ay yihiin Howlagaladan Kuwa Lagu Fureyo wadooyinka ay Godoomiyeen Al Shabab .
Mudooyinkii Denbe Ciidmada Dowlada Dhexe Iyo Ciidamad Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa waxa ay Howlagalo Lagu Fureyo wadooyinka Gadoonsan ay ka wadan Deeganada koonfur Galbeed Soomaliya Xili Madaxaweynaha Maamulka Konfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Shekh Adan Uu amrey in lafuro wadooyinkaasi
Wariye Feysal Dhayow Xuseen