In Jineer Xasan Mamuud oo ka mid aha Siyaa siyiinta Digil Iyo Mirile Ayaa Kuu Geeriyoodey wadanaka uastralia waxana uu Dhashtey 1968 MarKii Uu Geeriyooney ayaa waxa uu dadiisa 68 sano Jir
Waxa Ifka Kaga Tagey 3 Caruur iyo 1 Xaas
Mar Xuum Xasan Mamuud aya waxa Uu ku Dhashtey Deeganka Shalaaba oo Ka tirsan Dowalaad deeganka Soomalida Itoobiya
Waxana uu Haa In Jineer Xasan Mamuud nin waxa Badan la soo Sheqeeyey wadamada Calamka Sida Ciraaq Sidoo kale ne wax Badan La soo Shaqeeyey Dowlada Fadaralka Soomaliya Gar ahan waxaa uu ku shqeen jirey Dhanka Bataroolaka somaiya
Sinidkii 2014 Ya hanis Sharahi Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur GalBeed Soamliaya 6 dii Gobol Waxan Xili Gaasi Xafalaad Uu Ku Qabtey Magalada baydhabo kaga sheekeeyey Tariikhdiisa
Injireeneer Xasan Mamuud ayaa waxaa lugu xasuustaa Nin waxaa Uu AH waxabadan Oo Baraarujin Badan usoo Jeedin Jirey Siyaasiyiinta Digil Iyo Mirif Le waxana Isoo Kele Kulumo Gooni Gooni ah Uu la yeeshan jirey Odayaasha deeganaada KoonFur Galbeed Somaliya
Waxana Maruxuum xasan Mahamuud Lagu Caseyaa wadan Owstareeliya Halkaasi oo ay Ku noolyihiin Qooskiisa Iyo Caruurtiisa
https://www.youtube.com/watch?v=W8G0kakUauY&feature=youtu.be