Deeganada Koonfur Galbeed aya waxaa ka jira abaro ay saameysey dadka Iyo Duunyadaba waxana Hada si ween Dabara Jer ugu haaya Shacabka Deegnadani Cudurka Shibin Biyoodaka Oo dad Tiradooda ay Lagu Qiyaaso 80 Qof ayaa Ku geeriyoodeen Degaanada Xoos Yimda Magalada Baydhabo Ee Haruunta Gobolka Bay,
Isaaq Mahamuud Waa Agsimaha wazarada Cafimaadka dowlada Koonfur Galbeed oo Mudooyinkii denbe Tira koobeyey Dadka Udhintey Cudurka shibin Biyoodka Iyo Kuwa hada Lacil daran wakan isaga oo kawarameya .
Sidoo Kale Agsimaha aya waxa uu ka Hadley Deegano degmoyin katirsan Gobolada ,Bay Bokool oo Ay gaarsiiyeen Dawooyin Lagu la tacaleyo Dadkaasi.
Cudurka shibin Biyoodka ayaa Deeganadani KG uu ku noqdey mid siween Ugu Xogsadey waxana Malin waliba xaruumahaCafidaka Iyo Guriyo xooda Ugu Geriyooneyaan Cudurkaasi Shibi Biyoodka ah oo Far a Ban uu Ku haayo Dadka Ku Nool deegnada KgS
Wariye Feysal Dhayow Xuseen