Waziirka Maliyada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Sheekh Hassan Ibraahim Lug Buur ayaa Magalada baydhabo Uu Ku qabtey Shir Jaraa id waxana Ganacasata Uqabtey 15 iyo Tobon Malin gudo Hooda ay Isku soo Diiwan galiyaan Bengiga Dowlada Koonfur Galbeed , waxna uu Sheegey si looqaado An shuurihii Dowlada .
Tani ayaa aha Howlhii Shaqo oo Horyaaley Wazarada Maliyada Dowlada koonfur galbed Oo ay wado Dadaaalo Lagu Hormarineyo deeganadani .