500 Oo Qoos oo ka kala Yimid kakamka Magalada baydhabo Aya maanata loo Qeebiyey Rashin isgu Jira Bur Bariis Sonkor iyo Timir Waxana Deeq Daasi rashinka ah Dadadkan Uqeebiyey hay.ada Gargaaka Africn Relife Comminte Dadkan Rashinka Loo Qeebiyey ayaa ah Kuwa Ku dhibaatey sanaa kamamka Magalada Baydhabo Iyaga Oo ka soo Bara kacay Deeganada Xoos Yimda Magalada baydhabo .
Bashiir Macalin Yuusuf Waxa Madaxa hay.da Gargaarka African ayaa Kwaramey Deeqadan waxa ay Ka Koobantahay Iyo Hay .yadaha Soo Dhiibey .
Sidoo Kale Waxa Ka Maxad Naqey deeqadan rashinka Loo Qeebiyey Dadkan ,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulahi cali waatiin Iyo Gudoomi Ku xigeenka Gudiga ganacasatada Gurmadaka Abaraha Gobolka Bay Sheekh ibraahim Waxana hadala Duudi Ka mid ahaa .
Deeqdan Rashinka Loo Qeebiyey Dadkan ayaa Imaneysa xili ay Abaaro darna ay ka Jiraan Gobolada Kgs Iyaga Oo ay sheegen in ay Deeganada Shibin Biyoodka Kajira ay dawaayin Ay Gaarsin Doonan maal Mah soo Socda
https://www.youtube.com/watch?v=uL5VPHqug-g