Wasiirka wasaaradda Maaliyada ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Ibraahim Lugbuur oo Maanta shir Jaraa’id ku qabtey Gudaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ka warbixiyey balantii ay wadagaleen ganacasatada reer baydhabo
xili ay maalin dhawayd la soodhaafay ayaa wuxuu tilmaamey in wasaaradiisu si toos ah ay gudi galeyso Qaadista Canshuurta, waxana uu sheegey in dhamaan Ganacsatadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ay isu diyaariyaan Dhmaadka Bishan inay Dhiibaan Canshuurta ku waajibsan.
HOOS KA DHAGEYSO shir Jaraa’id maanta uu qabtay,