Kusimaha M/weynaha Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku qaabiley Wafdi ka socdey hay,addaha Caalamiga ah,waxaana lagaga wada hadley dib u dejin loo sameynayo Kumanaanka laga soo celiyey Qoxootiga Kenya.
https://www.youtube.com/watch?v=p6dGijimWbc&feature=youtu.be