Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan iyo wasiiro Booqadey Dhawacyada Dad Barakacyaal Ah Oo Maanta lagu Kor dagaalmey.
Ciidamo kuwada tirsan Koonfur Galbeed Somalia ayaa ku kor dagaalmey Goob dad barakacyaal ah looga qiibinayey Raashin gargaar ahaa isla markaana waxa halkaas ka dhashey dagaal sababey dhimasho iyo dhaawacyo badan.
Israsaaseynta ayaa waxaa ku dhintey 14 ruux tiro intaas la egna way dhawacmeen oo u badan dad shacab ah oo aan waxba galabsan oo barakacyaal ah.
https://www.youtube.com/watch?v=oaPyAJQAcbk&feature=youtu.be
S