{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan,
2017
-
TAFSIIRKA SH XASAN GAABWARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 18AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH JIMCO
by Warsan Radio November 27, 2017FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 15AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH AYAA KALA SOCONDOONTAAN MAALIN WELBA FADLAN HA ILAABIN WALAAL INAAD SAARTO ✔ SUBSCRIBE ✔ SHARE ✔ LIKE ✔ SI DAA NOODHIIRA GILISO SHEQADAAN HAYNO HOOS KA DHAGEYSO…
-
WARARKA MAANTA
War Deg Deg Ah Maamulka Degmada Baladxaawo oo Si Qasab Kula Wareegay Qalabkii idaacada Bayaan FM
by Warsan Radio November 27, 2017Maamulka degmada baladxaawo oo si qasab kula wareegay qalabkii idaacada Bayaan FM oo ka howl galaysey degmada, waxayna jirdil u geysteen qaar ka mid ah shaqaalahii idaacada lamana oga sababta…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Hooyo Wiilkeeda Magafo libiya ku heysto oo Baaq u Dirtay Madaxda iyo Shacabka Soomaaliyed.
by Warsan Radio November 27, 2017Maryan maadey Maxamed nuur waa hoyo 60sano jir ah waxay ku nooshahay magaalada baydhabo idaacada warsan ee magaalada baydhabo ayaa noogu soo booqatey ayadoo wajigeeda laga dareemayo dhibaato ay haysato…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso +Sawirro:-Barnaamij gaar ah,Tababar ku saabsan Mashruuca Biyaha oo Baardheere lagu soo gabgabeeyey
by Warsan Radio November 27, 2017{WARSANRADIO}Magaalada Baardheere ayaa maanta waxaa lagu soo gabgabeeyey Seminaar muddo seddex maalin ah u soconayey xubno gaarayey ilaa 80 ruux,kuwaasi oo laga soo kala dhex xuley qeybaha kala duwan ee…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo goor dhow u ambabaxay dalka Kenya
by Warsan Radio November 27, 2017Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalaya Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya
by Warsan Radio November 27, 2017{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow u ambanaxay magaalada Nairobi, halkaasoo maalinta berri uu kaga qeyb galayo ayaa xaflada caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Isagoo Wareysi siinaayey idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo Malaaqa Guud ee Beesha Moomaal
by Warsan Radio November 26, 2017Isagoo wareysi siinaayey idaacada warsan ee magaalada baydhabo malaaqa guud ee beesha qoomaal malaaq jeele macalin cali waxaa uu ka Hadley xaflad caleema saar aheyd oo shaley baydhabo ka dhacey…
-
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN IYO CAWA was last modified: November…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO:-GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA JABUUTI OO KHUDBAD U JEEDIYAY XILDHIBAANADA GOLAHA SHACABKA
by Warsan Radio November 25, 2017Kulan caadi ah hayn oo uga qabsoomay xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya xaruunta golaha shacabka magaalada muqdisho islamarkaana goobjoog ka ahaayeen 173 xildhibaan ayaa waxaa maanta ka qiibgalay safiirka jabuuti u fadhiya…

