Gobolada Dhaxe ayaa kamid noqotey Deegaanada Laga Diidey Lacagta Shilinka Soomaaliga.
Wareysi /W Wariye C/lahi Warsame Rooble.
Gobolada Dhaxe ayaa kamid noqotey Deegaanada Laga Diidey Lacagta Shilinka Soomaaliga.
Wareysi /W Wariye C/lahi Warsame Rooble.
Degmada Qasaxdheere ayaa wali waxaa ay saran tahay Go,odoon. /W Wariye Aniso Yuusuf Aadam Dhageyso:-Degmada Qasaxdheere ayaa wali waxaa ay saran tahay Go,odoon. was last modified: July 6th, 2017 by…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye mukhtaar sheikh aadan (DALMAR) Waxaa Soo Jeedin Dono…
Hay’adda Nis-xafiiskeeda Baydhabo waxaa uu daneynayaa shirkad soo iibisa Qalabka dhismaha Wadooyinka(jidadka). Qalabkaan wuxuu iskugu jiraa Qalabka dhagaxa lagu farsameeyo, sida burburinta.qaabaynta,xoqista iyo qalabka kale ee loo adeegsado howlaha…
Taliska Militariga Soomaaliya ayaa muddo Saddex cisho ah waxa ay u qabteen dadka rayidka ah ee degan dhismayaasha ay leeyihiin ciidanka Xoogga dalka Somaliya ee ku yaalo Magaalada Muqdisho. Gaadiid…
Maamulka Cusub ee Magaalada Jowhar ayaa Bulshada halkaasi ugu baaqey in kala shaqeeyaan Shaqooyinka Horyaala. Ff=C/raxmaan Cali Deerey-Jowhar. Dhageyso:-Maamulka Cusub ee Magaalada Jowhar ayaa Bulshada halkaasi ugu baaqey was last…
Xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa muddo 48 saac u qabtay dowladda Qatar inay ku aqbasho dalabkoodii ka koobnaa 13 qodob, kaddib markii ay dhamaatay 10 maalmood oo ay horay ugu…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegey in wax aqabad ah asyan heysan isku shaadheynta Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Soomaaliya. /W WariyrLuul Cali Maxamed Dhageyso:-wareysi Gudoomiyaha Baarlamaanka KGS…
Sicir barar dhinaca Raashiinka iyo Lacagta shilin soomaaliga ayaa waxaa ay kataagantahay gobolka bakool. Wareysi Maxamed Xasan C/raxmaan-Xudur. Dhageyso:-Wareysi Maxamed Xasan C/raxmaan Sicir barar dhinaca Raashiinka iyo Lacagta shilin soomaaliga magalada…
Wasiir Ku xigeenka wasaarada Amniga ayaa waxaa uu ka hadey Ciidamada Amniga KGS. /W WAniso Yuusuf Aadan Dhageyso Wasiir Ku xigeenka wasaarada Amniga ayaa waxaa uu ka hadey Ciidamada Amniga…