{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
Wefdigan uu hogaaminaayey taliayaha booliska ciidanka Amisom ee somaaliya Jeneral bille oo Baydhabo soo gaarey Waxaa xarunta Madaxtooyada baydhabo ku soo dhaweeyey Madax ka tirsan Maamulka koonfur galbeed oo uu…
{WARSANRADIO} asxaabta wali waxaa Habeenkii 14 si toos ah usocdo barnamijkii Tartan Aqooneedka raadiyaha warsan baydhabo ee lo qabanayay 10 xafadood ay ka koobantahy magalada baydhabo ayadoo caawa ay wada tartamayan…
{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
Dhaqdhaqaa suuqa xoolaha ee magaalada Beydhabo ayaa dib u soo laabtay kadib muddo dheer oo aad ay u yareyd kala iibsiga xoolaha, maadaama ay abaartu dishay xoolo badan halka kuwa…
{WARSANEADIO} waxa wali si habsami ah ku socdo Barnamijkii tartan aqoneedka raadiya warsan baydhabo ayado lagu guda jiro wareegii labad ee barnaamijka Ayadoo caawa ay wada tartamayaan xaafadaha kala ah…
{WARSANRADIO} Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar Sultan bin Saad Al-Muraikhi ayaa socdaal lama filaan ah ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, isagoo kulamo la leh madaxda dowladda. Warar ay…
{WARSANEADIO}Wasaarada Gaashaandhigga dowlada Maraykanka ayaa hadal kooban ka soo saartay weerar lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin Alshabaab dalka Soomaaliya. “Maraykanka waxa uu ku qaaday weerar duqeyn ah isagoo kaashanaya…
{WARSANRADIO} Dowladda Sacuudiga ayaa ku cadaadineysa dowladda Soomaaliya sidii ay xiriirka ugu jari laheyd Qatar, iyadoo laga yaabo in Sacuudiga uu joojiyo taageero dhaqaale uu siin lahaa Soomaaliya.…
{WARSANRADIO} Wasiirada Somailand oo uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyadda ayaa sheegay inay si toos ah u taageerayaan xulafadda Sucuudiga iyo Imaaraadka ay xidhiidhka u…