Xildhibaanadii Golaha Deegaanka Degmada Bardaale ee soo doortey Gudoomiyaha Degmada Saalax
Shekh Axmed Ayaa Sheegey iney Mooshin Ka Wadaan Gudoomiyaha Degmada Waxeyna Ku Heystaan
Wax Qabad La’aan Mudadii 5 bilood Aheyd ee Xilka uu Haayey
Xasan Aadan Mukhtaar Waa Mid Ka ah Golaha Deegaanka Degmada Bardaale Wuxuu u waramey
idaacada Warsan ee Baydhabo,