{WARSANRADIO} Barnamijkii tartan Aqoneed 10 Ka Xafadod ee Magalda Baydhabo
Ramadan kariim Idaacada warsan waxay idunkugu hambal yey nay saa in ay sanadii 5 naad ay idin kaga faa idaynayso tartanka sharafta badan waaa na sanadkii sede xaad nagala shaqeyso Gudiga garab walaal iyo Jaamacada USS oo nagala shaqeey nayso dhanka su`aalaha iyo Jawaabaha wanaagsan ayadoo aad iyo aad ugo mahadsan
Tartanka caawa kudha maaday
Waabari {A} 5 Dhibic
Holwadaag {B} 5 dhibcood
Haben dambe : Salaameey {A} : Waabari {B}
Hadaba Dhageesta Tartanka Caawa.