{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan
Daily Archives
July 4, 2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowladda Soomaaliya iyo Shirkado Shiinees ah oo heshiis Kalluumeysi ku kala saxiixday Nairobi
by Warsan Radio July 4, 2018{WARSANRADIO}Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka dalka ee dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa magaalada Nairobi heshiis horudhac ah kula gaaray Madaxa shirkaddaha Kalluumeysiga dibadda ee dalka Shiinaha. “Waxaa maanta heshiis…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ra’iisal Wasaare Khayre oo daah-furay kulanka wadatashiga siyaasadda loo dhanyahay
by Warsan Radio July 4, 2018{WARSANRADIO} Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’addaha ku shaqada leh siyaasadda loo dhanyahay oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO :- MAAMULKA CUSUB EE GOOF GUDUUD BUUREY OO SHEEGEY INEY HOR MARO BADAN KA SAMEEYEN DEEGAANKA .
by Warsan Radio July 4, 2018{WARSANRADIO} Deegaanka Goof guduud oo 30 km baydhabo u jirta waxaa dhawaan loo sameeyey maamul cusub oo gudoomiyaha degmada baydhabo u magaacabey deegaankaasi Xasanow Buuyow waa gudoomiyaha cusub ee goof…
