Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan
October 2018
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Qaar ka mid ah Xildhibaanada KGS oo hadl kulul ku weeraray madaxweynaha DFS, iyo Xildhibaano Dowlada Dhexe ugu yeertay Muqdisho.
by Warsan Radio October 31, 2018BAYDHABO(warsanradio)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada KGS oo hadl kulul ku weeraray madaxweynaha DFS, iyo Xildhibaano Dowlada Dhexe ugu yeertay Muqdisho. HOOS KA DHAGRYSO CODDKA Dhageyso:- Qaar ka mid ah…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowlad goboleedyada oo warqad jawaab ah u diray Aqalka Sare
by Warsan Radio October 31, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa soo dhoweeyay isku dayga uu hormuudka ka yahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kaasoo lagu xalinayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Warqad jawaab…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: October 28th, 2018…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Kulankan ay soo abaabuleen Maamulka Gobolka Degmada, ururada Bulshada rayidka. Waxaana looga soo horjeeday faragalinta Dowladda dhexe ay ku hayso doorashooyinka Koofur Galbeed.
by Warsan Radio October 28, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Shaati oo ah gudoomiyaha ururka Dhalinyarada Gobolka Baay iyo Xaawo Sokor Cali oo ah gudoomiyaha haweenka Degmada Baydhabo mar ay ka hadleen kulanka ka hadleen waxaa ay sheegeen…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Wareysi ku saabsan degaalkii maanta ka dhacay WALAWEYN
by Warsan Radio October 28, 2018Shan qof ayaa ku dhimatay sided kalana way ku dhaawacantay dagaal beeloodyo ka dhacay degmada Wanlawayn ee gobolka Shabeelada hoose. Ilo wareedyo ku sugan degmada ayaa Idaacadda u xaqiijiyay in…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay oo ku Saabsan dilkii Jamal Khashoggi
by Warsan Radio October 28, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Sacudi Carabiya ayaa oggolaatay in lagu dhex diley Jamal Khashoggi oo ahaa saxafi wax ku qora wargeyska The Washingotn Post gudaha qunsuliyadeeda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Inkastoo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Warbixin ku saabsan Maamul Goboleedka Puntland oo Xilalka laga qaaday Saraakiisha Booliska iyo Daraawiishta isagoo taliyaal cusub u magacaabay xilalkoodii.
by Warsan Radio October 28, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland (8)Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta. Laga bilaabo 25 October 2018 waxaa…
-
WARARKA MAANTA
Xog xasaasi ah: Deegaanka kamsuuma oo xaley lagu duqeeyey kooxda alshabaab
by Warsan Radio October 28, 2018Xog xasaasi ah: Deegaanka kamsuuma oo xaley lagu duqeeyey kooxda alshabaab In kabadan 10 kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab oo uu ku jiro horjooge sare ayaa xalay lagu dilay duqeyn diyaaradeed…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Galabnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada…

