{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan
2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowladda Soomaaliya iyo Shirkado Shiinees ah oo heshiis Kalluumeysi ku kala saxiixday Nairobi
by Warsan Radio July 4, 2018{WARSANRADIO}Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka dalka ee dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa magaalada Nairobi heshiis horudhac ah kula gaaray Madaxa shirkaddaha Kalluumeysiga dibadda ee dalka Shiinaha. “Waxaa maanta heshiis…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ra’iisal Wasaare Khayre oo daah-furay kulanka wadatashiga siyaasadda loo dhanyahay
by Warsan Radio July 4, 2018{WARSANRADIO} Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’addaha ku shaqada leh siyaasadda loo dhanyahay oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO :- MAAMULKA CUSUB EE GOOF GUDUUD BUUREY OO SHEEGEY INEY HOR MARO BADAN KA SAMEEYEN DEEGAANKA .
by Warsan Radio July 4, 2018{WARSANRADIO} Deegaanka Goof guduud oo 30 km baydhabo u jirta waxaa dhawaan loo sameeyey maamul cusub oo gudoomiyaha degmada baydhabo u magaacabey deegaankaasi Xasanow Buuyow waa gudoomiyaha cusub ee goof…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-ISBITAALKII KALIYA EE DEGMADA BUUR HAKABA OO DAWO LA ‘AAN U ISTAAGEY .
by Warsan Radio July 3, 2018{WARSANRADIO} Waxaa Gabi ahaanba is taagey Adeegyadii Caafimaad ee uu Bixin Jirey Cisbitaalka degmada buur hakaba ka dib markii dawadii cisbitaalka dhamaatey hay’adii gacanta ku heysey cisbitaalkana joojisey adeegyadii ay…
-
{WARSANBAIDOA} Warka idaacada WARSAN Caawa waxaa soosaartay Shukri Ismaaciil Waxaana idin soogaarsiinaya Wariye Bilaal Hilaal Dhageysi gana waa xagiina DHAGEYSO:-WARKA HABEN EE IDAACADA WARSAN was last modified: July 3rd, 2018…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowladda Britain oo qalab ku kacaya 5.6 million ugu deeqday howlgalka midowga Africa AMISOM
by Warsan Radio July 2, 2018{WARSANRADIO}Dowladda Britain ayaa qalab uu qiimahooda gaarayo 5.6 milyan oo baund ugu deeqday Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) si ay gacan uga geystaan nadiifinta waddooyinka muhiimka ah xilli ay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Sacuudiga oo qaaday xayiraadii saarneyd xoolaha Soomaaliya
by Warsan Radio July 2, 2018{WARSANRADIO} Wasiirka Xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Soomaaliya Nuur Maxamed Xassan ayaa sheegay in dhoofinta xoolaha dalka ay meel wanaagsan marayaan, lana qaaday xayiraaddii saarneyd dhoofinta xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Malaaq kaskeey oo Ka hadlay Sida ay Wax u ga Dhaceen Labada Beelood oo Walaalo ah
by Warsan Radio July 2, 2018{WARSANRADIO} Malaaq kasey oo aan ka wareey sanay Khilaafkii u dhaxeeyay Labada beelood oo walaalaha ah wareysigaas oo qaaday dalmar ku soo dhawaada Dhageyso:-Wareysi Malaaq kaskeey oo Ka hadlay Sida…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Donald Trump oo Farriin u soo diray Madaxweyne Farmaajo
by Warsan Radio July 1, 2018{WARSANRADIO} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin ku aadan Hambalyada Munaasabadda Maalinta Xornimadda ee 1-da Luulyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Donald Trump ayuu farriintiisa ku bilaabay “Mudane…
