Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan
January 12, 2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Sayid Cali Sheekh oo sheegay in ay xilka ka qaadi karaan Barlamanaanka oo kaliya
by Warsan Radio January 12, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Sayid Cali Sheekh ayaa ku tilmaamay qalad xil ka qaadis ay ku sameeyeen guddiga doorashooyinka Qaranka. Shir jaraa’id oo uu maanta ugaga hadlay…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Qarax ka dhacay Paris oo geystey dhimasho iyo dhaawac
by Warsan Radio January 12, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Labo ka mid ah shaqaalaha dabdamiska iyo haweeney u dhalatay dalka Spain ayaa ku geeriyootay afartameeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu qarax xoog leh uu ka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Xilka Ka Qaadeen Guddoomiye ku xigeenka Guddi
by Warsan Radio January 12, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Qoraal ka soo baxay Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu sheegay in xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh. Guddiga ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku xigeenka…
