Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu]
January 2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso;-Madaxweynaha Erdogan oo ka hor-yimid qorshaha Mareykanka
by Warsan Radio January 9, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ka hor-yimid qorshaha Mareykanka ee ku wajahan difaaca dagaalyahanada Kurdiyiinta ee Suuriya. Erdogan ayaa sheegay in hadalka La taliyaha Amniga ee Mareykanka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ingiriiska oo doonaaya inuu Saldhig Milatari ka furto magaalada Berbera
by Warsan Radio January 9, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Dowlada Ingiriiska ayaa qorsheyneysa inuu saldhig Milatari uu ka furto deegaan ka mid ah Maamul goboleedka Somaliland. Warkan ayaa soo baxay kadib markii Xoghayaha gaashaandhigga UK Gavin Williamson…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-UNSOM oo hambayo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Puntland
by Warsan Radio January 9, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Kusimaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya ahna ku xigeenka ergeyga gaarka ah Raisedon Zenenga ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka cusub ee…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wafdi ka socda Dowlada Federalka oo la kulmay Madaxweynaha cusub ee Puntland
by Warsan Radio January 8, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo maanta gaaray magaalada Garoowe. Wafdigan oo isugu jira wasiiro…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Farmaajo oo Farriin u Diray Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland
by Warsan Radio January 8, 2019Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Mudane Axmed…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Madaweynaha Cusub Puntland oo soosaaray Wareegtadii ugu horeysay ku mamnuucay kharashaadka dowlada
by Warsan Radio January 8, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Kharashaadka dowladda ee ku kaydsan bankiga dhexe iyo xisaabaadka ay dowladda Puntland ku leedahay…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
