Baydhabo Somaaliya.{WMN}-Wasaarada arimaha gudaha koonfur galbeed ayaa soo saartay go,aan ku aadan in xisbiyada dalka gaar ahaana kuwa laga leeyahay Koonfur galbeed wax dhaqdhaqaaq ah ka sameyn Karin gudaha Koonfur galbeed.
Xoghayaha Xisbiga ee arimaha gudaha u qaabilsan Saliimo Sheekh Shuceyb oo wareysi siisey Idaacada Warsan ayaa sheegtey in amarkan uusan aheyn mid u cuntama Xisbiyada diinwaan gashan ee dalka ka jira.