Baydhabo(WMN)_Halkaani waxay ka mid tahay goobaha ay u damaasha tagaan dadka ku nool magalada baydhabo xili welba, waana goob weyn oo leh magic mugleh dadka kazoo jedaan degaanadaan KG gaar ahaan kuwa reer baydhabo mar key maqlaan magaca ah gerbada markiiba waxay maskaxdooda ay kusoo dhacdaa meel aan biyaheeda marna gurin’ beerihii qurax badnaa’ dhagaxaantii iyo goobtii cagaarta laheyd.
Biyaha kazoo dadanayaan jameylka markaad hoosta aad ka gasho waxaad dareemaysaa carafta iyo qobowga ka dhaxdhashta isku dhaca biyaha kazoo dhacayaan jameylka iyo kuwa hoos yalaan.
Maalmaha jimcaha waxaa iskugu imanayaan dad waaweyn iyo carruurta kale ee ka neefsanayaan iskuulada iyo dugsiyada qur’aanka’ si ay farxada iskula qeyb sadaan waxay u imanayaan koox koox ama xaafad xaafad’ kuma eka oo kaliya damashaadka gerbada ee waxay u rey ay ugalaan beeraha qudaarta leh ee kusoo agdhow gerbada.
Halka Hoose Kadaawo Sawirada.