Baydhabo(WMN)_Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ahna Guddomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya,Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye ,isagoo ku hadlaya Magac Bulsha ,iyo Madaxda Dowladda Koonfur Galbeed ugu horeeyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ayaa tacsi udirey shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxii argagixisada ay la beegsadeen dad rayid ah oo ku sugnaa Ex. Kontorol Afgooye.
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ahna Guddomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya,Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye ,isagoo ku hadlaya Magac Bulsha ,iyo Madaxda Dowladda Koonfur Galbeed ugu horeeyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ayaa tacsi udirey shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxii argagixisada ay la beegsadeen dad rayid ah oo ku sugnaa Ex. Kontorol Afgooye.
Posted by Musharaf Media Center MMC on Saturday, December 28, 2019