Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
2019
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
-
WARARKA MAANTA
In visit to Hirshabelle, UN envoy to Somalia stresses need for constructive relations between federal and state authorities
by Warsan Radio July 17, 2019Jowhar, 17 July 2019 – In his first visit to the state of Hirshabelle since taking up his position, the new United Nations envoy to Somalia highlighted the importance of positive…
-
WARARKA MAANTA
SRSG Swan reaffirms UN’s solidarity in the aftermath of Kismayo terror attack
by Warsan Radio July 16, 2019Kismayo, 15 July 2019 – The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, James Swan, today visited the city of Kismayo, the interim capital of Jubaland, in the aftermath…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Shir looga hadlaayay dib u habeynta dhaqaalaha dalka oo Muqdisho lagu qabtay
by Warsan Radio July 15, 2019Baydhabo Soomaaliya-[WMN}-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha iyo hufnaanta Maaliyadda dalka Soomaaliya. Shirka oo todobaadkii mar la qabto ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Maalintii sedaxaad waxaa Magaalada baydhabo ka socda Barnaamijka isla xisaabtanka Maamulka iyo Shacabka.
by Warsan Radio July 15, 2019Baydhabo Soomaaliya-{WMN}iyadoona manta qaar ka mid ah Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed su,aalo lagu weydiinayay,waxaana su,aalaha weydiinayay wasiirada shacab kazoo qeyub galey. Wasiirada kal ah wasiirka xaananada xoolaha dhirta iyo daaqa…
-
Baydhabo Soomaaliya-WMN]-Ra’iisul wasaaraha wadanka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii Hodan Naaleeye iyo seygeedii Fariid Jaamac oo ku dhintay weerarkii ka dhacay magaalada Kismaayo. Justin Trudeau ayaa tacsi u…
-
WARARKA MAANTA
Puntland police arrest freelance journalist over critical interview in Garowe
by Warsan Radio July 15, 2019Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the arbitrary arrest of freelance journalist Mohamed Said Yusuf by Puntland police in Garowe on Saturday evening 13 July, 2019 over critical interview and calls…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Donald Trump oo lagu eedeeyay in ereyo ay cunsurinimo ku jirto ku weeraray 4 dumar ah oo ka tirsan Congresska Maraykanka.
by Warsan Radio July 15, 2019Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in ereyo ay cunsurinimo ku jirto ku weeraray afar dumar ah oo ka tirsan Congresska Maraykanka isagoo ku tilmaamay inaysan ahayn Maraykan…
