Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
April 16, 2020
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warka Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saartey Shukri Ismacil Axmed hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Cabdullahi Nuur Aadan (jecelow) Dhageyso:-Warka fiidnimo ee…
-
Dowladda Jabuuti waxay maanta xaqiijisay 156 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus, sida uu xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaas. Waxay guud ahaan tirada la xaqiijiyay kiisaska…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
English newsWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Somalia denies civilian casualties in U.S airstrike, says targets were Shabaab militants
by Admin April 16, 2020Somali Government has dismissed claims civilians were killed during an air strike in Janaale last Friday noting those killed were Al-Shabaab terrorists. Ads By Google A statement from the Ministry…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada DF oo billaabay howl-gal ka dhan ah halis ay Al-Shabaab ka qorsheeyeen Janaale iyo Marka
by Admin April 16, 2020Ciidamada dowladda ayaa billaabay howl-galo ka dhan ah qorshayaasha Al-Shabaab ee ay miinooyinka ugu aaseen wadada xiriirisa deegaanada Janaale iyo Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galkan oo lagu bur-burinayey Miinooyinka…
-
Ururada argagixisada caalamiga ah ee ISIS iyo Alqaacida ayaa ka codsaday xubnahooda iyo kuwa ku xiran ee daafaha dunida in ay ka faa’iidaystaan dhibaatada caafimaad ee dunida ka jirta si…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo beeniyey Warar laga faafiyey
by Admin April 16, 2020Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada iyo Warbaahinta qaarkood lagu baahiyey in Guddiga doorashooyinka Qaranka ay ku dhawaaqayaan dib u dhac doorasho sababo laxiriira Cudurka Coronavirus,hayeeshee Guddiga ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Waa Sidee Xaalada Dadka Ku Jiraan Xarunta Dhimirka Magaalada Baydhabo?
by ATEERA April 16, 2020Xanuunka Dhimirka Waagii Hore Waxaa la Aaminsanaa in uu yahay Cudur ku yimaado qaab dhimir ah oo kaliya, oo uusan aheyn cudur ka muuqdo jirka maxaa yeelay xanuunka dhimirka wuxuu…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdirahman Maxamed Cabdulle hadaba aan ka dhageeysano War keeni duhurnimo ee Idaacada Warsan Wariye Shukri Ismaaciil [Bidhan] Dhageeyso:-Warka Duhurnimo ee…

