Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
June 10, 2020
-
WARARKA MAANTA
James Swan oo kulan gaar ah la qaatay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin
by Admin June 10, 2020Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Ilo wareedyo muhiim…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo taageeray baaqii Cabdi Xaashi iyo Ayidaadii Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle
by Admin June 10, 2020Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda Federaalka Soomaaliya inay si deg deg ah shir ugu ula yeelato Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, si xal waara looga gaaro khilaafka hareeyay geeddi socodka siyaasadda…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay
by Admin June 10, 2020Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 36 xaalado cusub oo…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Koonfur Galbeed oo u digtay Dadka Garsoorka u doonta Al-shabaab
by Admin June 10, 2020Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Ali Saciid Fiqi ayaa Maanta shir Gudoomiyay Kullan looga hadlaayay arrimaha Ammaanka ee deeganada Koonfur Galbeed. Kullanka ayaa waxaa ka soo…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaannada golaha shacabka oo maanta dood adag ka yeeshay sharciga Axzaabta dalka
by Admin June 10, 2020Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta waxa ay dood adag ka yeesheen sharciga Axsaabta siyaasadda ee dalka. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay, nidaamka doorshooyinka Qaran ee dalka iyo in…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Dood ku saabsan saameynta Covid-19 uu ku yeeshey Waxbarashada Dalka.
by Warsan Radio June 10, 2020Barnaamijkan looga hadaalyey saameynta Covid-19 uu ku yeeshey Waxbarashada Dalka gaar ahaan koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ku saabsanaa dood kulul oo ay ka qeyb galeen. 1.Xaasan Aadan Cali oo…
-
Somali National Football team captain Mohamed Ali has completed his signing for the English club Southport FC. Mohamed joins Southport after two seasons in the Vanarama National League North with…
-
WARARKA MAANTA
Yuusuf Garaad oo Dowladda kula taliyay hab hufan oo dalka doorasho looga qaban karo
by Admin June 10, 2020Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa Dowladda Federaalka ugu baaqay hannaan hufan, oo suurtagelin karta in dalka kaga qabsoomto doorasho leesku waafaqsan yahay. Yuusuf Garaad ayaa…
