Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
June 30, 2020
-
WARARKA MAANTA
Madaafiic caawa lagu weeraray garoonka Stadium Muqdisho oo galabta dib loo furay
by Admin June 30, 2020Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa caawa lagu weeraray garoonka Kubada cagta ee Stadium Muqdisho oo galabta dib loo furay. Wararka ayaa sheegaya in dhowr hoobiye ay ku soo dhaceen caawa nawaaxiga…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii u dambeeyay rabshado ka socda Addis Ababa iyo Jawar Mohamed oo la xiray
by Admin June 30, 2020Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa maanta ruxay banaan baxyo rabshado wada oo ka dhashay dilkii shalay loo geystay Fanaanka caanka ah ee ka soo jeeda qowmiyadda Oromada…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamada Gobolka Banaadir oo u Fadhiisatay Dhageysiga 2-aad Dacwad Heysto Shaqaalle Wasaaradda Caafimaadka Ah
by Admin June 30, 2020Waa fadhigii 3aad ee dhageysiga 2aad ee dacwad musuq maasuq ah oo loo heysto 9 eedeysane oo ka tirsan wasaaradda cafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukumadda Federaalka Soomaaliya. Doorka fadhigaan oo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Sawirro: DF oo maanta xariga ka jartay xarumo iyo waddooyin dib loo dayac tiray
by Admin June 30, 2020Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Maxamed Guuleed oo uu wehliyo Wasiirka ganacsiga Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha xarunta wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo dayactir ballaaran lagu…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaannada oo ansixiyay Xeerka Asteynta Kuraasta Baarlamaanka Federaalka
by Admin June 30, 2020Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Xeerkii ugu danbeeyay ee dhammeystirka Doorashada oo ahaa Asteynta Kuraasta. Kulankii 12-aad ee kalfadhiga 7aad ee Golaha ayaa waxaa maanta guddoomiyey…
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTA
Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka Stadium Muqdisho oo dib loo dhisay
by Admin June 30, 2020Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay. Madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyeen Ra’iisul Wasaare…
-
Somalia’s war on desert locusts which have devasted thousands of acres of land has got a boost with $40 million grant from the World Bank. The global lender announced Tuesday…
-
WARARKA MAANTA
Bangiga Aduunka oo meel mariyey $ 40 Milyan oo Lagu Taageerayo wax ka qabashada dhibaatada Ayaxa ee Soomaaliyalinkedin sharing button
by Admin June 30, 2020Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday mashruuc ku kacaya $ 40 milyan oo ah Kaalmo Horumarineed oo Caalamiga ah (IDA) oo loogu talagalay Soomaaliya taas oo qayb ka ah Barnaamijka Waxqabadka Degdegga…

