Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
June 2020
-
WARARKA MAANTA
Madasha xisbiyada qaran oo soo saartay digniin ka dhan ah DF iyo shirkadaha shidaalka
by Admin June 23, 2020Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha xisbiyada qaran ayaa waxaa looga hadlay kheyraadka dalka, gaar ahaan heshiisyada la xariira arrimaha shidaalka Soomaaliya, xilligaan oo lagu jiro marxalad adag oo kala guur…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Mursal oo kulan gaar ah la qaatay guddiga doorashooyinka + ujeedka
by Admin June 23, 2020Guddoomiyaha golaha shacabka, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan gaar ah la qaatay guddiyada diyaarinta xeerka dhameystirka doorashooyinka iyo GDMQ, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah. Kulankan oo…
-
Xukuumada Somaliland ayaa goordhoweyd soo saartay go’aamo ay dib ugu fasaxayso dhamaan xayiradihii ay guddiga ka hortaga iyo u diyaar garowga Covid-19 ay hore usoo saareen. Somaliland ayaa si cad…
-
English news
Suicide bomber blows up at Turkish military academy in Mogadishu
by Admin June 23, 2020A suicide bomber who disguised himself as recruit has blown himself up at the Turkish-run military training academy in Mogadishu. Sources at the TurkSom training centre said the attacker managed…
-
WARARKA MAANTA
Burburkii Dowladdii Kadib Soomaaliya oo Bixineysa Leesinka Diyaaradaha
by Admin June 23, 2020Wasiirka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salad (Oomaar) ayaa sheegay in la dhameytiray sharciga hay’adda duulista rayidka isla markaan kaliya uu ka harsanyahay xeer…
-
WARARKA MAANTA
Shirkii Jabuuti: Qodob cusub oo lagusoo daray heshiiskii Soomaaliya iyo Somaliland
by Admin June 23, 2020War-murtiyeedkii shirkii Jabuuti lagasoo saaray xalay saq dhaxe ayaa lagu daray qodob aan horey ugu jirin oo ahaa kii ugu adkaa intii shirku socday. Qodobkaan ayaa ah isu socodka dhaqanka,…
-
WARARKA MAANTA
Dalalka Masar iyo Turkey oo qarka u saaran dagaal militari oo dhex-mara (Warbixin)
by Admin June 23, 2020Turkiga ayaa kordhiyay farogelintiisa Libya bilihii u dambeeyay isagoo maraakiib u diray xeebaha, diyaarado hub ku geeyay, calooshood u shaqaysteyaal iyo diyaarado aan duuliye lahaynna dalka geeyay. Tani waxay taageero…
-
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidiin ahaa oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan,…
-
WARARKA MAANTA
Sacuudiga oo joojiyay in Sanadkaan ay xajiyaan dadka ku sugan meel ka baxsan Sacuudiga
by Admin June 23, 2020Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday mamnuucida dadka dibedda ah in ay soo xajiyaan sannadkan sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay boqortooyadda Sacuudiga. Boqortooyadda ayaa sheegtay in sababta ay tahay…

