Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
June 2020
-
Hoos ka dhageyso qeybta afaraad(4aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaaan)
-
WARARKA MAANTA
Xasan cali Kheyre oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Qatar
by Admin June 30, 2020Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Qatar ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalkasi. Sidda uu sheegay Ra’iisul Wasaare Kheyre labadda dhinac…
-
WARARKA MAANTA
Hay’ada Interpol oo diiday codsiga Iran ee ka caawinta xiritaanka Trump
by Admin June 30, 2020Hay’adda Interpol ayaa sheegtay inaysan tixgalin doonin codsiga Iran ee ah xiritaanka madaxweynaha Mareykanka, taasoo la micno ah in Donald Trump uusan wajihi doonin wax khatar ah oo xarig ah.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland oo loo kordhiyay Mudada soo dhisida Golaha Wasiirada
by Admin June 30, 2020Gollaha Wakililada Jubbaland ayaa Codsi Madaxweyne Ugu daray 90 Maalmood Soo Dhisida Xukuumada Dowlad Goboleedka Jubbaland kooramka waxaa uu ahaa 43 xildhibaan waxaana ay dhammaantood u codeeyeen in mudada la…
-
Somalia’s Ambassador to the United Nations Abukar Osman Baalle has been elected as vice-president of the 75th session of the UN General Assembly. The election of Abukar’s election is a…
-
WARARKA MAANTA
Rabasho ka bilowday Itoobiya, kadib markii la toogtay fanaan caan ahaa
by Admin June 30, 2020Warar ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in maanta banaan-baxyo rabshada wata ay ka bilowdeen dalkaasi, kuwaas oo ka dhashay toogasho xalay loo geystay fanaan Haacaaluu Hundeessaa oo caanka ahaa wadankaasi.…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya oo doonaysa xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey
by Admin June 30, 2020Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Abuukar Daahir Cismaan “Abuukar Baalle” ayaa faahfaahin ka bixiyay dadaalka ay dowladda Soomaaliya ku dooneyso in ay xubin kaga noqoto golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.…
-
Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha ayaa lagu wadaa in goluhu uu…

