Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay Ciidamada Dowladda Somaliya xoog kula wareegeen Xaruntii Radio Gedo.
Xarunta Radio Gedo oo ku taala Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxaa xoog kula wareegay Ciidamada Dowladda, iyadoo sababtana aan la aqoon.
Ciidamada Dowladda oo gudaha u galay Xarunta Radiyaha ayaa shaqaalihii markaasi ku sugnaa ku amray inay si deg deg ahi uga baxaan Xarunta Idaacadda.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ee la wareegay Radio Gedo uu horkacayay Kabtan Gaagaale, oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xasilinta ee Gobolka Gedo.
Ururka SOMA oo ka tirsan Ururada Saxaafadda ee dalka ka dhisan ayaa cambaareeyay tallaabada lagula wareegay idaacadaasi.
Maxamed Cabdiwahaab Cabdullaahi, Xoghayaha Ururka SOMA ayaa si deg deg ahi ugu baaqay in dib hawada loogu soo celiyo Radio Gedo.
Xoghayaha oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa tilmaamay in Radio Gedo uu hawlo muhiim ahi u haayay dadka reer Gedo.
June 2020
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Cabdirashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
-
WARARKA MAANTA
Madasha Xisbiyada Qaran oo Dalbatay Inay Is-Casilaan Guddiga Doorashooyinka Qaranka
by Admin June 28, 2020Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa ku baaqay inay is-casilaan dhammaan xubnaha guddiga madax-banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Yarey, kadib markii ay sida ay sheegeen ay ku fashilantay shaqadii loo…
-
The United Nations Office in Somalia (UNSOM) has lauded the steps by the National Independent Electoral Commission (NIEC) in preparation for one man one vote in the country. “The UN…
-
WARARKA MAANTA
Baarlamaanka Puntland oo Go’aan kasoo saaraya Metelaadda Gobalka Banaadir
by Admin June 28, 2020Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta si adag uga doodday metelaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka sare ee Baarlamanka dalka oo shalay ay ansixiyeen Xildhibaanada Golaha shacabka. Qaar kamid ah…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada midoobay iyo midowga Yurub oo war kasoo saartay hadalkii gudoomiye Xaliimo Yareey.
by Admin June 28, 2020Qaramada Midoobey ayaa muujisay sida ay ugu faraxsan tahay hanaanka doorasho oo ay soo bandhigeen guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka oo ay hogaamineyso Xaliimo Yareey, waana hanaan lagu gaarayo doorashada…
-
WARARKA MAANTA
Xasan Sheekh” Hadalka Xaliimo Yarey waa Muddo kordhin Riman muddo kordhin kale”
by Admin June 28, 2020Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ku ansixiyeen 13 Kursi oo Gobolka Banaadir uu ka helayo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Imaaciil Axmed (Bidhaan).
-
WARARKA MAANTA
Cumar Filish “Muqdisho waa meesha kaliya ee shanta Soomaali aysan ku dareemin in laga leeyahay” + Sawirro
by Admin June 28, 2020Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish oo boqolaal dibad-baxayaal ah kula hadlayey taalada caanka ah ee Daljirka Daahsoon ayaa u mahadceliyey xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo sheegay inuu soo dhwaweynayo xaqsiinta…

