Hoos ka dhageyso Qeybtii Koowaad ee Barnaamijka Coronavirus oo Maalin walba oo Arbaca ah Radio Warsan aad ka dhageysandoontaaan arnaamijka waxaa saarey Muxidin Xusni Waxana idiin daadahiin doona Abdirashid Rashka
June 2020
-
WARARKA MAANTA
Banaanbaxyo rabshado wata oo weli ka sii socda wadanka Mareykanka
by Admin June 3, 2020Wakaaladda wararka ee Associated Press news ayaa falaanqayn ay samaysay maalmihii la soo dhaafay ku sheegtay in korona uu aad ugu faafay 25 xaafadood oo ay ka socdeen dibadbaxyada looga…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Kiisas cusub oo Coronavirus Ah oo Laga Diiwaan Geliyay Deegaannada Soomaaliland
by Admin June 3, 2020Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 03-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Degmada Buurdhuubo oo isku Day Dil Ka Badbaaday iyo dagaal ka dhacay degmadaasi
by Admin June 3, 2020Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaadeen degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaana la sheegay in weerarkaasi uu ka badbaaday guddoomiyihi degmadaas. Dadka deegaanka ayaa laga…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee gobalka Bakool
by Admin June 3, 2020Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay degmada Xudur ee gobalka Bakool, si sare loogu qaado awoodda…
-
WARARKA MAANTA
DOWLADDA SUUDAAN OO SHEEGTAY IN DIB LOO BILAABAYO WADA-XAAJOODKII MURANKA WEBIGA NIIL
by Admin June 3, 2020Wasiirka Biyaha Dowladda Suudaan Yaasir Cabbaas ayaa sheegay in ay dib u bilaabayaan kulamo ku saabsan xal u helidda Muranka Biyaha Xireenka webiga Niilka oo ay la yeelan doonaan mas’uuliyiin…
-
WARARKA MAANTA
Donald Trump oo qaaday tallaabo ka nixisay hoggaamiyeyaasha diimaha dalka Mareykanka
by Admin June 3, 2020Madaxweyna Donald Trump wuxuu xalay isasoo sawiray isagoo kitaabka masiixiyiinta gacanta ku haya, oo hor taagan kaniisadda St John’s Episcopal, oo ka soo horjeedda Aqalka Cad. Maantana wuxuu booqan doonaa…
-
WARARKA MAANTA
Shirka hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagasoo saaray go’aano la xiriira Covid-19
by Admin June 3, 2020Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col, Maxamed Aadan Koofi ayaa furay Shirka Isku xirka Howlaha Laamaha iyo Xaafiisyada Hey’adda oo lagu qabtay nidaamka Fogaan aragga (Video Conference). Agaasimaha…
-
WARARKA MAANTA
Cabsi la sheegay inay ka dhalan karto mudahaardyada ka socdo Maraykanka
by Admin June 3, 2020Mudaharaadyada Maraykanka oo sii xoojiyey cabsida Korona Wakaaladda wararka ee Associated Press news ayaa falaanqayn ay samaysay maalmihii la soo dhaafay ku sheegtay in korona uu aad ugu faafay 25…
