Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 2, 2020
-
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 20 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada oo go’aamiyey xilliga dib loo furayo duulimaadyada gudaha
by Admin July 2, 2020Shir golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii Khamiis-laha ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku xigeen xukuumadda Mahdi Maxamed Guuleed. Kulanka golaha ayaa maanta waxaa diiradda lagu saaray…
-
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday askari ka tirsan Ciidamada Booliska Saldhiga degmada Boondhere, kaas oo 24-Kii Bishii Apriil xilli habeen ah Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeyay xaaladda Magaalada Addis Ababa iyo Hachalu Hundessa oo la aasay
by Admin July 2, 2020Rabshado socday laba maalmood ayaa 81 qof ku dilay Ethiopia, sida uu Arbacadii sheegay madaxa booliska, kadib markii la dilay heesaa caan ah oo kasoo jeeday qowmiyadda ugu tirada badan…
-
WARARKA MAANTA
Bangiga horumarinta Afrika “ADF” oo dalal badan oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya kamid tahay siinayo lacago wax looga qabanayo COVID-19
by Admin July 2, 2020Bangiga horumarinta Afrika ADF ayaa waxaa lagu qoray mareegta uu dhinaca Internetka ku leeyahay in waddamo dhowr ah oo Afrikaan ah islamarkaana ay Soomaaliya qeyb ka tahay loo fasixi doono…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Taalo Haile Selassie looga dhisay magaalada London oo la bur buriyay (Daawo Sawirada)
by Admin July 2, 2020Taalo xasuus ah oo barxadda Wimbledon ee magaalada London looga dhisay hogaamiyihii hore ee dalka Itoobiya Haile Selassie ayaa la bur buriyay galabnimadii talaadada aheyd sida ay shaaciyeen booliiska London.…
-
Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Addis Ababa, sida ay sheegeen booliska. Booliska ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay qalalaasaha ka dhacay Itoobiya ay…
-
WARARKA MAANTA
In kabadan 70,000 oo Barakacayaasha oo si khasab ah uga barakacay guryahooda ku yaal Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya
by Admin July 2, 2020In ka badan 70,000 oo dad ah, oo badidoodu ay ku barakaceen gudaha dalka, ayaa si khasab ah looga saaray guryahooda ku yaal Somalia, Ethiopia iyo Kenya, iyadoo lagu jiray…
