Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 6, 2020
-
WARARKA MAANTA
Xaflad xilka ku kala wareegayeen wasiir ilyaas cali iyo wasiirkii hore warfaafinta KGS oo maanta baydhabo kadhacday
by Admin July 6, 2020Munaasabad kooban oo ay xilalkii ay kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta koonfur Galbeed Ugaas Xasan iyo wasiirka cusub ee wasaaradasi Mudane Ilyas Ali ayaa kadhacadey xaruunta wasaaradda…
-
WARARKA MAANTA
Xildhinaabanada Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka,
by Admin July 6, 2020Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa waxa ay ku ansixiyeen Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka, Kulanka…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus
by Admin July 6, 2020Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ee COVID-19, waxaa ay ku sheegtay in maanta dalka laga helay 9 kiis oo cusub 24-kii saac…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Kenya oo ku dhowaaqay in la qaaday xayiraadii saarneyd magaalada Nairobi
by Admin July 6, 2020Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhowaaqay in la qaaday xayiraaddii dhanka safarka ee saarneyd qaar ka mid ah magaalooyinka dalka Kenya. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in la qaadayo…
-
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in iskahorimaad hubeysan oo u dhexeeya ciidamada dowlada uu ka dhacay meel ku dhow madaxtooyada Hirshabelle. Iskahorimaadkan ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Dowlad Goboleedyada oo shaaciyey u jeedka kulanka Gaarka ah oo ay Ku Yeelanayaan Dhuusomareeb
by Admin July 6, 2020War murtiyeed ayaa laga soo saaray shir dhinaca khadka taleefanka ku dhex maray Madaxda Maamul goboleedyada kala ah Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Jubbaland iyo Koofur Galbeed. Madaxweynayaasha maamul goboleedyada ayaa waxay…
-
By: Burundian soldiers serving under the African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Saturday donated medical supplies to HirShabelle state, to help improve access to medical care by local communities…

