Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 14, 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/Rashiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
-
Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka digey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Ra’iisal wasaaraha Khayre iyo wafdi…
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u xakameysay…
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa ku wehlinayay…
-
WARARKA MAANTA
Weriye Sheekh C/llahi Cali Afrax oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
by Admin July 14, 2020Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) isagoo muddooyinkii ugu danbeeyayay ku xanuunsanaa Muqdisho. Sheekh Cabdulaahi Cali Afrax ayaa ka mid…
-
WARARKA MAANTA
Diyaarad GarGaar siday oo ku burburtay garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne
by Admin July 14, 2020Diyaarad xamuul ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana ka badbaaday saddex qof oo isugu jiray labadii duuliyayaal iyo engineerkii dayaaradda Dayaaradaan burburtay ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Qeybta Lixaad (6aad) ee Barnamaamijka Bidhaamiye
by Warsan Radio July 14, 2020Hoos ka dhageyso qeybta Lixaad(6aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala…
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Baraarug oo ah Taxano looga hadlo Xanuunka Coronavirus, waxana oo soconaya afar todobaad Maanta waa qeybtii 2aad.Barnaamijka todobaadkan waxan ku fiirin doonaa sida la’iskaga xakameyn karo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
