Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
July 2020
-
Dhageyso qeybta (8aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala ah C/llahi…
-
Saacadihii la soo dhaafay waxaa bilowday cabsi xoogaan oo soo wajahay dadka ku haray degmada afgooye iyo degaanada kale ee ku hareereysan,ka dib markii ay kordheen biyaha wabiga shabeelle oo…
-
WARARKA MAANTA
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Muqdisho
by Admin July 28, 2020Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan sii hayayaasha wasaaradaha dekadaha iyo maaliyadda ayaa maanta kormeeray Dekadda Muqdisho, waxuuna maamulka dekadda faray inay laba…
-
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay doorashooyinka iyo shirka Dhuusamareeb
by Admin July 28, 2020War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa rajo looga muujiyey in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan ka soo kordhay Soomaaliya aysan wiiqi doonin dadaallada loogu jiro is-faham siyaasadeed oo wadar-ogol ah…
-
WARARKA MAANTA
Xasan Sheekh Maxamuud oo la shiray xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya
by Admin July 28, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa jira Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee UPD. Kulankan oo…
-
WARARKA MAANTA
Raysalwasarihii hore Najib Razak oo laga helay Kiis Musuq-Maasuq
by Admin July 28, 2020Maxkamada Federaalka dalka Malaysia ayaa saaka oo Salaasa ah ku dhawaaqday natiijada maxkamadeynta Raysalwasaarihii hore ee dalkaasi Najib Razak oo loo heystay 7 kiis oo la xariira musuq maasuq iyo…
-
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galnudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyaga oo ka wada-hadlay xaaladda…
-
WARARKA MAANTA
C/weli Gaas “Wixii Baarlamaanka ka dhacay waa wax laga soo shaqeeyay oo shirqool u eg”
by Admin July 28, 2020Madaxweynihii hore ee Puntland horayna u soo noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in wixii ka dhacay Baarlamaanka…
-
WARARKA MAANTA
Sweden oo muujisay wel-welka ay ka qabto is bedeladii ka dhacay Soomaaliya
by Admin July 28, 2020Dowladda Sweden ayaa muujisay wel-welka ay ka qabto is bedeladii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan xil ka qaadistii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiirada Arrimaha Dibadda…

