Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo maanta looga hadlaayo Diyaarinta Dhulka iyo Falista Cowska,Barnaamija soo saaristiisa waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunida iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena. Barnaamijka oo ku celis ah waxd dhageysaneysaan maalinta Jimcaha ah sacada marka ay tahay 5:30 Galabnimo
Dhageyso:-Dhageyso Barnaamijka Beeraha oo maanta looga hadlaayo Diyaarinta Dhulka iyo Falista Cowska
previous post