Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka dhageysaneysaan idaacada Warsan.
Talaado kasta waxaa dhegeysansaa Barnaamijka Beeraha oo idin soo Jeedinayaa Yusuf Sheekh Aadan
September 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Bangiga Adduunka oo Keith Hansen u soo magacaabay Agaasime cusub ee bariga Afrika
by Admin September 8, 2020Keith Hansen oo ah garyaqaan u dhashay dalka Mareykanka ayaa waxaa laga bilaabo 8-da bishan September loo magacaabay inuu noqdo agaasimaha Bangiga Adduunka ee dalalka Kenya, Rwanda, Somalia iyo Uganda.…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda oo sheegtay Ciidamada Xoogga dalka ay dileen koox Al-Shabaab ah oo weeraray duleedka Balcad
by Admin September 8, 2020Xaaladda Magaalada Balcad ayaa hadda daggan kadib markii Ciidamada Xoogga Dalka ay ka hortageen Maleeshiyaadka argagixisada Al Shabaab oo saakay waaberigii weerar ku soo qaaday baro koontarool oo ku yaalla…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Barnaamij ku saabsan muhiimada Waxbarashada-Akhris iyo Qoraalka.
by Warsan Radio September 8, 2020Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa maanta qabatay Barnaamij ku saabsan muhiimada Waxbrashada ay leedahay,sidoo kale maalinta Akhriska iyo Qoraalka oo maanta ku beegan ayaa laga hadlayay. Barnaamijka Waxaa marti…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Waare iyo Qoorqoor oo ku wajahan Baydhabo iyo shir ka furmaya
by Admin September 8, 2020Madaxweyne-yaasha Hirshabelle iyo Galmudug, Maxamed Cabdi Waare iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa waxaa lagu wadaa inay gaaraan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Koonfur…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeen maaliyada Shabeelaha hoose
by Admin September 8, 2020Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeelaha hoose ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Hoggaamiyihii mucaaradka Belarus Maria Kolesnikova oo la afduubtey
by Admin September 7, 2020Haweeneyda hoggaamineysa banaanbaxyada ka socda dalka Belarush Maria Kolesnikova ayaa la afduubtey sida ay qoreen qaar kamid ah wakaaladaha wararka ee caalamku, afduubka waxaa geystey dad aan la caddeyn halka…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamad Sucuudiga ah oo xukunka ka khafiifisay raggii loo heystay dilkii Khaashuqji
by Admin September 7, 2020Maxkamad ku taalla Sucuudi Carabiya ayaa xukunka ka khafiifisay shan qof oo loo heystay dilkii weriye Jamaal Khaashuqji sanadkii 2018-kii, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda. Raggan ayaa horey loogu…
