Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Haweenka: Way Naga go’an tahay Xaqiijinta 30% ee Qoonddada Haweenka ee Siyaasadda (Sawirro)
by Admin November 30, 2020Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha,xukuumadda Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo booqasho ku joogta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa ujeedka socdaalkeeda wuxuu yahay xaqiijinta 30% qoonddada Haweenka ee siyaasadda.…
-
WARARKA MAANTA
Gantaalo lala beegsaday 3 magaalo oo ku yaal waqooyiga Mali
by Admin November 30, 2020Weerarkaan ayaa ahaa mid ka dhan ah xeryaha military ee ay degganyihiin ciidamada shisheeye sida uu sheegay sarkaaal ka tirsan UN-ka. Suleymaan Maxamed oo deggan magaalada Kidal ayaa sheegay inuu…
-
WARARKA MAANTA
Shirka wada-tashiga guddoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka oo magaalada Baydhabo ka socda (Sawirro)
by Admin November 30, 2020Waxaa Maalintii Afaraad ka socda Magaalada Baydhabo ka Shirweynaha wadatashiga guddoomiyeyaasha gobollada Iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirka oo ay soo qaban-qaabisey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan wadatashi ah la yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Kenya (Sawirro)
by Admin November 30, 2020Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Kenya oo sheegtay inay ka xun tahay go’aankii dowladda Soomaaliya
by Admin November 30, 2020Dowladda Kenya ayaa si kooban uga hadashay go’aankii xalay ka soo baxay dowladda Soomaaliya ee ay dalka uga saartay Safiirkii Kenya u fadhiyay Muqdisho Lucas Tumbo, isla markaana u yeeratay…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamada Ciidamada oo dil ku xukuntay sarkaal Milatari ah oo laga helay dambi ah dil iyo kufsi
by Admin November 30, 2020Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku ridday saddex askari oo ku eedeysan Afduub, Kufsi iyo Dil. Maxkamada ayaana la soo taagay Sadex Askari oo lagu kala…
-
WARARKA MAANTA
Ururrada bulshada rayidka oo walaac ka muujiyay khilaafka ka taagan doorashada
by Admin November 30, 2020Qoraal ka soo baxay Ururrada bulshada rayidka ayaa loogu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya in ay dajiyaan xaalada iyo hadallada hajabaada ah ee hawadda leysku marinayo ee la xiriira arrimaha doorashooyinka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan

