Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
November 2, 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Wasaaraddo Ku Burburay Dagaalladii Dalka Soo Maray Oo La Dhagax Dhigay
by Admin November 2, 2020Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa tilmaamay in ay go’an…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta ansixiyey sharci muhiim ah
by Admin November 2, 2020Waxaa maanta soo xirmay kulankii 3-aad, kalfadhiga 8-aad ee xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, kadib kulan ay yeesheen oo ay shir guddoominayeen guddoomiye Maxamed Mursal iyo ku xigeenkiisa koowaad…
-
WARARKA MAANTA
Safiirka China ee Soomaaliya oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya
by Admin November 2, 2020Safiirka China ee Soomaaliya, ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, si uu ula qeybsado dabaaldega sanad guuradii 60aad ee aasaaskii xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Xiriirkii…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Shariif Sheekh Axmed oo la kulmay duubabka dhaqanka ku sugan magaalada Jowhar
by Admin November 2, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maalintii shalay taggay magaalada Jowhar ayaa saacadihii ugu danbeeyay kulamo kala duwan la lahaa Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka ku howlan dhismaha 2aad ee…
-
WARARKA MAANTA
Masar Iyo Dowladda Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Muhiim Ah
by Admin November 2, 2020Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Masar Mudane Maxamed Nasar iyo Safiir Ku xigeenka dowladda Jarmalka Mudane Sascha Andreas Kienzle.…
-
WARARKA MAANTA
Nin loo qabtay weerarkii lagu toogtay Baadariga iyo wararkii u dambeeyey ee Faransiiska
by Admin November 2, 2020Mas’uuliyiinta Faransiiska ayaa sheegay in qof looga shakisan yahay in uu Sabtidii si daran u dhaawacay wadaad ka tirsan kaniisad Greek Orthodox ah oo ku taalla magaalada Lyon uu haatan…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ajendaha Kulanka Maanta Ee Xildhibaanada Golaha Shacabka
by Admin November 2, 2020Waxaa Maanta oo Isniin ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan…
