Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo Wakhtiga ku haboon ee dallagga ay tahay in la waraabiyo iyo doorkay ka qaadato wanaajinta geedka iyo faya qab kiis,Barnaamijka waxaa iska kaashdey Hayada Qarama midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena