Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
November 22, 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Rooble” Safarkeyga Baydhabo waa mid shaqo oo ka mid ah qorshaha xukuumadda
by Admin November 22, 2020R’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel Gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed. Safarka Ra’iisul…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo kulan la qaatay Cabdi Casiis Xasan ( laftagareen).
by Admin November 22, 2020Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa la kulmay Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( laftagareen). Kulanka ayaa labada mas’uul waxaa ay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Digniin laga soo saaray duufaan ku soo wajahan qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya
by Admin November 22, 2020War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in sida saadaashu sheegeyso in dabeylo laga yaabo inay ku dhufato jihada waqooyi bari ee dalka, sidaas…
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay Maanta gaareen Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed. Wafdiga…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Safarka Ra’iisul wasaaraha ee magaalada Baydhaba ayaa la sheegay inuu ku…
-
WARARKA MAANTA
Qalbidhagax oo shaaciyey qofka ay la tahay inay laheed amarkii loogu dhiibay Itoobiya
by Admin November 22, 2020Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa cadeeyey cidda ay la tahay inay masuul ka aheyd in loo dhiibo Itoobiya, sidoo kale waxa uu ka hadlay waxa uu ka aaminsanyahay musharaxnimada Xasan…

