Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
November 26, 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
War-murtiyeed ka soo baxay shir maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho uga socday midowga musharixiinta
by Admin November 26, 2020Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyntii soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob.Musharixiinta ayaa war-murtiyeedkoodan ku dilbaday in…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynihii Dowladii Kumeel gaarka oo soo gaaray Magaalada Baydhabo
by Admin November 26, 2020Madaxweynihii hore Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa garoonka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Sheikh Shariif: Madaxwyene Farmaajo wuxuu naga haleeyay waan ka cafinay, laakiin doorashada dhexda hasoo dhigo
by Admin November 26, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheikh Shariif kana mid ah murashixiinta u sharraxan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta isagoo ka hadlayay shirka murashixiinta, wuxuu madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu doorashada ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Sarkaal ka tirsan CIA-da Mareykanka oo ahaa rug cadaa ayaa lagu dilay Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Mareykan ah oo diiday magacooda in la shaaciyo. Sida uu qoray Wargeyska New…
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Khabiirkii kubadda cagta Diego Maradona oo geeriyooday
by Admin November 26, 2020Khabiirkii kubadda cagta ee reer Argentine, Diego Maradona ayaa geeriyooday, isagoo jira 60 sano, ka dib markii uu wadnaha istaagay. Tababaraha Gimnasia ayaa horaantii bishan la dhigay isbitaalka, maalmo yar…

