Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Maxaa ka jira warka sheegaya in Musharax Mustaf Dhuxulow lagu xiray Hargeysa
by Admin November 29, 2020Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow lagu xiray magaalada Hargeysa ee Somaliland. Wariye Khaalid Foodhaadhi oo ka mid ah Wariyeyaasha…
-
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka Oo Baaq U Dirtay Madaxda DFS Iyo Maamul Goboleedyada
by Admin November 29, 2020Xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa ka hadlay doorashada dalka ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021, kadib markii kal horey ay heshiis ka gaareen Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda federalka oo ku eedeysay qaar kamid ah dowlad goboleedyada in ay masuul ka yihiin dib u dhac ku yimaada doorashada
by Admin November 29, 2020Wasiirka warfaafinta dowladda federalka Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah dowlad goboleedyada in ay masuul ka yihiin dib u dhac ku yimaada doorashada Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta oo…
-
WARARKA MAANTA
Wafuud ka socota beesha caalamka oo Garowe kula shirsan madaxweyne Deni
by Admin November 29, 2020Wafdi ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Europe, Midowga Africa iyo IGAD, ayaa kulan gaar ah Garowe kula leh Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Kulankan oo ah mid albaabada u laaban,…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso: Faalo uu Xasan Sheekh ka qoray is dhex galka Geeska Afrika
by Admin November 29, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faallo ku qoray Majaladda Foreign Affairs oo falanqeysa siyaasadda arrimaha dibadda ee Mareykanka. Faallada uu Xasan Sheekh ku qorqy Majaladda Foreign Affairs…
-
Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray shir sanadle ah oo uu Rooble uga qeyb galay aaladda internetka. “Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka qeyb galay…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta oo mar kale kulan ku yeeshay Muqdisho
by Admin November 29, 2020Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta markale kulan ku yeeshay hoteelka Jaziira ee magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa la sheegay in ay uga hadleen waxyaabihii ka soo kordhay xaaladda dalka, halka…
-
WARARKA MAANTA
Banaan baxyo lagu taageerayo DF Itoobiya oo gilgilay magaalooyin waaweyn oo ku yaalla dalkaasi
by Admin November 29, 2020Magaalada Adis Ababa ee caasimada u ah dalka Itoobiya, ayaa maanta waxaa ka dhacay bannaan baxyo waaweyn , kaas oo lagu taageerayo qabsashada magaalada Mukhalla ee gobolka Tigrey. Dadweyne aad…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Maxamed Xasan (Xusni)

