Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Sheikh Shariif: Madaxwyene Farmaajo wuxuu naga haleeyay waan ka cafinay, laakiin doorashada dhexda hasoo dhigo
by Admin November 26, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheikh Shariif kana mid ah murashixiinta u sharraxan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta isagoo ka hadlayay shirka murashixiinta, wuxuu madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu doorashada ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Sarkaal ka tirsan CIA-da Mareykanka oo ahaa rug cadaa ayaa lagu dilay Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Mareykan ah oo diiday magacooda in la shaaciyo. Sida uu qoray Wargeyska New…
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Khabiirkii kubadda cagta Diego Maradona oo geeriyooday
by Admin November 26, 2020Khabiirkii kubadda cagta ee reer Argentine, Diego Maradona ayaa geeriyooday, isagoo jira 60 sano, ka dib markii uu wadnaha istaagay. Tababaraha Gimnasia ayaa horaantii bishan la dhigay isbitaalka, maalmo yar…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Faafaahin Dad Isku Qoys Ahaa Oo Lagu Laayay Degmo Ka Tirsan Gobolka Bakool
by Admin November 25, 2020Wararka aan ka heleyno degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxaa la sheegayaan in halkaas habeenkii xalay aheyd uu ka dhacay weerar xoogan oo lagu qaaday Guri ay ku sugnaayeen…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Dadkii Lagu Laayay Degmada Waajid
by Admin November 25, 2020Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar lagu dilay dad isku qoys ahaa oo habeenkii xalay aheyd lagu laayay degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur, xili ay ku…

