Madaxweynaha Masar Abdel Fatah Al-Sisi ayaa ka digay isku day Ciidamada uu taageerayo Turkiga ee ku sugan Libiya inay ku weeraraan magaalada istiraatiijiga ah ee Sirte, isagoo ku tilmaamay inay…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo khudbad ka jeediyay isu-soo bax lagu taageerayay Ololihiisa Dib-u-doorashada Madaxtinimada Maraykanka ,kaas oo ka dhacay magaalladda Tulsa ee Gobalka Oklahoma ayaa ka hadlay arrimo…
Ciidamo ka tirsan Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay waddo ku dhow Xarunta Madaxtooyada, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan bilooyin ah. Sida wararku sheegayaan ciidankan ayaa xirtay Daljirka Dahsoon illaa…









