Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
Hoos ka dhageyso qeybta Lixaad(6aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala…
Diyaarad xamuul ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana ka badbaaday saddex qof oo isugu jiray labadii duuliyayaal iyo engineerkii dayaaradda Dayaaradaan burburtay ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa ku wehlinayay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u xakameysay…
Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka digey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Ra’iisal wasaaraha Khayre iyo wafdi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









