Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
2020
Wasiir Xasan Eelaay oo kormeeray Taliska Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Baydhabo (SAWIRRO)
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalada ee Wadooyinka Magaalada Baydhabo. Xaruntan oo ku taala xaafadda…
Wasaaradda Caafimaadka oo Shaacisey Xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19 ee dalka
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa waxay faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunsidaha COVID-19, ee dalka laga diiwaangeliyay afar iyo labaatankii saac ee ugu dambeysay. Wasaaradda Caafimaadka ayaa xaqiijisay in dalka laga…
Wasiirka Waxbarashada Puntland: Shahaadadu hadday tahay mid uu leeyahay wasiir Goodax Barre ha haysto
Wasiirka waxbarashada Puntland, Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii wasiirka waxbarashada Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, oo ahaa in ardayda Puntland aan la siindoonin shahaadada dugsiga sare ee ay…
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fawziya Abiikar Nuur ayaa waxa ay saxiixday Siyaasadda Tallaalka Qaranka, taasi oo hagi doonta dhammaan hawlaha laxiriria Tallaalka. Siyaasadani waxa…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay wejiga labaad ee Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada uga furmi doono Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Qoorqoor ayaa…









