Madaxda Dowlahaha IGAD oo maanta shir ku yeeshay aaladda la iska arko ee online-ka maanta ayaa ka hadlay Hannaanka Nabadda ee Koonfurta Suudaan, xaaladda kala guurka Soomaaliya iyo cudurka COVID19.…
2020
Xaliimo Yarey “Waan soo dhoweyneynaa war murtiyeedka madaxda maamul Goboleedyada, laakiin waxaan aaminsannahay in la qaban karo doorasho qof iyo cod ah
Guddoomiyaha Gudiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” ayaa waxay ka hadashay hadalkii dhowaan kasoo baxay madaxda maamul Goboleedyada dalka, ee ahaa in Soomaaliya aysan ka dhici…
RW Kheyre oo la kulmay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusomareeb
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hoyga uu ka deggan yahay magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Madaxda dowlad goboleedyada Hirshabeelle, Koofurgalbeed iyo Jubbaland. Kulankaan waxaa ka maqnaa madaxweynaha Puntland, Siciid…
Qaar kamid ah madaxweynayaasha dowlad gooleedyada Somaaliya ayaa Garowe ka dagay iyagoo ka qeyb galaya aaska loo sameynayo madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, marxuum Maxamed Cabdi Xaashi. Madaxweynaha Puntland Siciid…
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu kasoo horjeestay qaar kamid ah qodobadii kasoo baxay shirkii madaxda maamul goboleedyada dalka ay ku yeesheen…









