Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan…
Shirkii madaxweynayaasha Dowlad-gobolleedyada dalka ee labo maalin ka socday magaalada Dhuusamareeb ayaa goor dhow warmurtiyeed laga soo saaray. Warmurtiyeedka oo ka kooban shan qodob, ayaa hoggaamiyeyaasha waxaa ay ku baaqeen…
Wasiir Goodax Barre oo markale shaaciyey in DF aysan shahaado siin doonin ardayda Puntland
written by HAJI
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Goodax Barre oo wareysi siiyey VOA ayaa markale ku dhawaaqay in dowladda dhexe aysan shahaado siin doonin Ardayda Imtixaanka ku gashay Puntland. Goodax Barre…










