Madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa howlaha canshuuraha koonfurta Soomaaliya ayaa lagu dilay howlgal ay fuliyeen ciidamada amniga. Salaad Dheere, ayaa la sheegay in la diley kadib markii ciidamada amniga ay weerareen…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyooday Dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay…









