Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim “Muudey” oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha Shacabka ayaa waxa ay ugu horeyn Akhrinta 1-aad…
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Gelinkii dambe ayaa wejiga hore ee shirka lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Dhuusmareeb, kaasoo ahaa khudbadihii ay shirka ka jeediyeen Madaxweyne-yaasha Maamulada. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweyne-yaasha Puntland, Galmudug, Hirshabelle,…









