Madaxeweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si kulul u cambaareeyay Masar iyo Imaaraadka Carabta oo labaduba taageeraya xoogagga ku sugan bariga Liibiya. Waxay arrintani ka dambeysay markii uu madaxweynaha Masar…
Yearly Archives
2020
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa caawa faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee xanuunka COVID-19, ee dalka laga diiwaangeliyay afar iyo labaatankii saac ee ugu dambeysay. Wasaaradda Caafimaadka ayaa Twitter-keeda ku sheegtay…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gelinkii dambe ee Axadii indho-indhayn iyo jimicsiba u tagay Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Dhuusamareeb. Dhuusamareeb…
Madaxtooyada Galmudug ayaa xalay waxaa kulan albaabadu u xiranyahay ku yeeshay Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo kan Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Kulankaan ayaa…










